Swag

Alaabaha WordPress Haddii aad tahay qof xiiseeya WordPress oo khibrad leh ama hadda uun diirran, xiro jacaylka WordPress adigoo sanka taagaya. Barta Dukaanka Swag WordPress waxay iibisaa funaanado iyo koofiyado leh nashqado iyo midabbo kala duwan, oo laga soo daabacay saamiyada shirkadaha mas'uuliyad bulshadeed leh.

Dukaanka swag wuxuu kaloo si joogto ah ugu wareejiyaa badeecadaha kale.

Dakhliga ka soo baxa iibkani wuxuu ka caawinayaa dibu-dhigga qiimaha bixinta swag bilaash ah (badhamada, dhejiska, iwm.) ee WordCamps iyo kulannada WordPress ee daafaha aduunka.

Haddaba muuji jaceylka oo faafi erayga — hel WordPress swag maanta.