Ereyfur

moderation: ilmarin / il·marin /

  • Faallooyinka booqdayaasha oo meel gaar ah lagu kaydiyo ka dibna isha la mariyo si loo jasuureeyo (faafreebo), loogana saaro ereyada aan ku habboonayn in dadweynuhu arko.

moderator: ilmariye / il·mariye /

  • Qofka u xilsaaran faafreebka qormooyinka adeegsadayaashu ku qoraan goleyaasha iyo baraha kale ee internetka. Wuxuu ka saaraa hadallada gefka, marinhabaabinta, iwm ah.

browser: sahmiye /sah·min / (ama: sahamiye /saha·miye /)

  • Barnaamij lagu helo, laguna daalacdo qoraalka iyo giddi gudayaalka ku jira baraha internetka ayadoo la adeegsanayo magac ama negel bartaas u gaar ah (tusaale wordpress.org) ~ browser.

password: ereykugal / erey·ku·gal /

  • Erey qarsoodi ah oo lagu galo koonto ka furan baraha internetka ama barnaamijyada kale ee kombuyuutarku ku shaqeeyo. Marka ereygaan lagu qorayo godka loogu talo galay wuxuu u muuqdaa sidaan ****** oo asteyaashiisa runta ahi waa sir maadaama laga ilaalinayo in dadka ka ag dhow adeegsaduhu ay daalacdaan qoraalka runta ah ee ereykugalka.

username: magackugal / magac·ku·gal /

  • Magac aqoonsi ah oo qof looga yaqaan kob internetka ama barnaamijyada kale ee kombuyuutarku ku shaqeeyo ah. Magac kasta oo caynkaan ah waxaa bar walba loo isticmaali karaa hal mar; ~ aqoonsi.

load: rar

  • In dhigaal laga raro kombuyuutar oo mid kale loo raro. Tusaale ahaan marka qofku daalacanayo baal yaal bar internetka ah, waxaa barnaamijka sahmiyaha ee adeegsaduhu uu baalkaas ka soo rarayaa kombuyuutarkii asalka ahaa ee baalkaasi yaalley, wuxuuna ku-meel-gaar ahaan ugu kaydinayaa xero ku taalla kombuyuutarka adeegsadaha.

reload/refresh: rarceli / rar·celi /~ rarcelin / rar·celin /

  • In mar labaad lagu amro in sahmiyuhu baalka soo raro ayadoo la adeegsanayo talad gaar ah; si loo helo ogmo dheeri ah oo lagu daray inta baalku furnaa, ama uu markii hore sahmiyuhu soo rogi waayey.

information: ogmo / og·mo /

  • Warbixin la kasi karo. Waa xog la liilshay natiijada ka soo baxda. Tusaale: haddii lagu siiyo xog ah 1, 3, 7, +, × ma aad garan kartid ujeedkooda runta ah illaa aad liilabtid si aad u heshid natiijadooda. Marka la liilabo waxay noqon karaan 1 + 3 × 7 oo la mid ah 22. Ujeedka soo baxay waa 1, 3, 7, +, × oo xog ah iyo 1 + 3 × 7 = 22 oo ogmo ah.

option(s): xulanti(yo)

  • Waa godad uu qofku ku buuxin karo sudmeyaal wax ka bedela qaabka web gaar ahi u shaqaynayo, u muuqanayo ama ogmo ula dhaafsanayo web kale. Xulantiyadu badanaa waa dookh oo haddii qofku iska dhaafo waxba uma dhimayaan shaqada asaasiga ah ee barta WordPress ku dhisan.

GUI (Graphic User Interface) = Galfoolka Shaxan ee Adeegsade (GSA)
UI (User Interface) = Galfool Adeegsade
Menu = Taxmo
Apostrophe (‘) = firgin
Filename = Magacgal
FAQ = Weydiimo Joogto ah (WJ)
Semantics = Dhadhan
Array = Gano (ganto)
Variable = Doorsoome
Oder (e.g. Page order) = Iskuxig
Bold = Riban
Shuffle = Baandho / Baandee / (baandhayn)
Filter = Shaandho / Shaandho / (shaandhayn)
Volume = Mug
Default = Gabaad
Tagline = halkudheg
Buffer = Horin
Tool(s) = Sito(oyin)
Reload = rarceli(n)
Toggle = feyd (tusaale feydid)
Loop = Galool
Information = ogmo/ogaal
Technology = farsameeti/farsamaati
Load = rar
Chorus = dhextaallo
Update = Cosobi(n)
Option(s) = xulanti(yo)
Dashboard = Jaafka wadidda
Memory = Xusuus
Typo = Qalindaar
Full-screen = Dhugadbuux
Ordered list = Tax Hannaanle
Unordered list = Tax Hannaanla’
Link = Dabar
Unlink = Dabarfur
Preload = Hor’urar
Upper roman = Rooman sare
Lower roman = Rooman hoose
Accessibility = Towtabasho
Version = Meeris
Permalink = Dabar sugan / Dabarsugan
Configuration = Higillaab
Path = Tub
Title = Suraab
Plain = Qayaxan
Active = Falgashan
Activate = Falgeli
Activation = Falgelin
Deactivate = Faljoojin
Research = Raadraac
Configuration = Higillaab
Interface = Galfool
Reply = Halcelin
Install = Rakib
Installation = Rakibid
Username = Magackugal [The Username = Magackugalka]
Resource = Keyse
Uniform Resource Locator = Raadmeelka Keyse Madoorsoome
Uniform Resource Indicator = Amuujaha Keyse Madoorsoome
Attribute = Sitaan-ta [Attributes = Sitaamo-ha]
Tag = Sudhtin
Article = Qodob [Ama Maqaal]
Manual = Gacmeed
Automatic = Darwadan (Dar + wad)
Trackback = Raadcelis
Alternate = Dheeri
Done = Yeelan
Feedback = Falcelis
Anonymous = Dahsoon
Preview = Horu’eeg
Restore = Dibuceli
Disable = Taagtir
API = Galfoolka Qashaaraynta Taabbagalme
Small Letter = Tibix Yaraad
Capital Letter = Tibix Madaxeed
Upper Case = Tibix Sare
Lower Case = Tibix Hoose
Database = Xoggun
Publish = Faafi
Crunching = Xuuraamin
Instant Messaging: Farriin Dedeje
Pending = Hubinsug
Excerpt = Arar
Space = Goof
Rich Editor = Tifaftiraha Hodman
Rich Editing = Tifaftirka Hodman
Rich Text = Qoraal Hodman
Speech = Waxsheeg
Figure = Higil
Apparatus = Jaantus
Query = warsad/warsi
XHTML Friends Network = Falkanaha Jaalka XHTML
Include = Ku biirin
Navigation = Gooshid
Roaming = Mushaaxid
Pingback = jibiqcelis
Underscore = jiitinhoosaad
Profile = Hummaag
Bio = Mahadho
Absolute positioning = Meelayn idloon
Finished = Ebyan
Emotions = Qiiro
Grid = Laydimo
Property = Lihi
Paragraph = Tuduc
Ignore = Ogaaldiid
Font = Sitibix
Indent = Gude’udurkin
Outdent = Dibad’udurkin
Anchor = Barroosin
Pick = Gurbi
Color Picker = Midab Gurbiye
Classification = Qoodtus/Able’ablayn
Mute = Shib
License = Shati
General Public License (GPL) = Shatiga Mahwiga Guud (SMG)
Lesser General Public License (LGPL) = Shatiga Yar ee Mahwiga Guud (SYMG)
Expression = Hawraar
Sequence = Sunsun
Column = Sarab
Row = Mardin
Context = Duluc
Static Page = Bog Neg
Coordinate = Barkulan
Coordinated = Barkulman
Coordinated Universal Time (UTC) = Ammin Uunka Barkulman (AUB)
Frame = Saab
Tile = Marmar
Schedule = Kolqoonde
Family = Qoys
Kinship = Sokeeye
Relatives = Xigaalo
Software = Qorshedaar
Program = Qorshedaar
Time Zone = Ammin Aag
Static class method = Habraac qood neg
Locale = Carri
Repository = Bukaar
Release Candidate = Baahin u Taagane
Spam = Dullin
Spammer = Dullinle
Multisite = Degelbadan
Library = Qorool
Select = dooro
Selected = dooran
Selection = dooran
Select all = Wada dooran
Delete = Tirtir
Remove = Bixi
Destroy = Baabi’i
Cancel = Laal
Approve = Ansixi
Disapprove = Buri
Apply = Fuli
Accept = Aqbal
Ok = Hagaag
Oops! = Hayaay!
Janaayo
Febraayo
Maarso
Abril
Maajo
Juunyo
Luulyo
Agoosto
Sebteembar
Oktoobar
Nofeembar
Diisembar
Jan
Feb
Maa
Abr
Maa
Juu
Luu
Ago
Seb
Okt
Nof
Dii

Sabti
Axad
Isniin
Talaada
Arbaca
Khamiis
Jimce
SA
AX
IS
TA
AR
KH
JI

♣ = Karaawil
♦ = Dheeman
♥ = Hadhiin
♠ = Isbig