Title: Balog – WordPress.org Soomaali

---

 * 
   ## 󠀁[WordPress oo ku Tarjuman Af-Soomaali](https://so.wordpress.org/2011/04/09/hello-world/)󠁿
   
 * 9 Abriil, 2011
 * Ku soo dhowaada so.wordpress.org oo ah WordPress ku tarjuman luqadda Af-Soomaali.
   Fadlan haddii aad aragtid erayo kaga haboon tarjumada hadda ee https://so.wordpress.
   org/ waxaad noogu soo diri kartaa qaybta xiriirka ee dhanka sare ee bogga, si
   markaas aan tarjumada ugu wanaagsan ugu qorno.
 * [Read Post](https://so.wordpress.org/2011/04/09/hello-world/)