Title: Rakibidda Barnaamijkaan
Author: Jamal Mohamed
Published: 9 Abriil, 2011
Last modified: 10 Abriil, 2011

---

# Rakibidda Barnaamijkaan

Rakibidda barnaamijkaani waa sahlan tahay, waxaad u baahantahay in aad raacdid saddexda
tallaabo ee kala ah:

 1. Soo rogo WordPress
 2. Ku shub barta aad internertka ku leedahay
 3. Booqo website-kaaga, ka dibna buuxi foomka uu kuu soo saaro.

Qaabkaan oo tallaabo-tallaabo aan u sharraxnay waxaad ku baran doontaa casharro 
aan hadda diyaarintooda gacanta ku haynno, aanna rajaynayno in aan soo gelino halkaan
si looga faa’iidaysto.