WordPress oo ku Tarjuman Af-Soomaali

Posted on by . Filed under Warbixin.

Ku soo dhowaada so.wordpress.org oo ah WordPress oo ku tarjuman luqadda Af-Soomaali.

Fadlan haddii aad aragtid erayo kaga haboon tarjumada hadda ee https://so.wordpress.org/ waxaad noogu soo diri kartaa qaybta xiriirka ee dhanka sare ee bogga, si markaas aan tarjumada ugu wanaagsan ugu qorno.