Rakibidda Barnaamijkaan
Rakibidda barnaamijkaani waa sahlan tahay, waxaad u baahantahay in aad raacdid saddexda tallaabo ee kala ah:
- Soo rogo WordPress
- Ku shub barta aad internertka ku leedahay
- Booqo website-kaaga, ka dibna buuxi foomka uu kuu soo saaro.